Munaasabada Daahfurka, Horumarinta iyo Sharci u raadinta

DEGMADA GAL-BARWAAQO

Munaasabad ka dhacday deegaanka Gal-barwaaqo ayaa waxaa lagu casuumay masuuliyiin kala duwan oo bulshada degta Gal-barwaaqo iyo maamulka Dawlad Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya. Waxaa munaasabada ka soo qayb galay Gudoomiyaha degmada gal-barwaaqo Macalin Cumar Maxamed Diirshe, Suufi Xalwo, aasaasaha deegaanka iyo masuuliyiin kale oo fara badan.
Gudoomiyaha Degmada Gal-barwaaqo
Macalin Cumar Maxamed Diirshe
Suufi Xalwo

Aasaasihii hormuudka u ahaa deegaanka Gal-barwaaqo, Suufi Xalwo.
Macalin Cumar Maxamed Diirshe

Wafdi ka tirsan Galmudug ayaa kulan la yeeshay bulshada Gal-barwaaqo ee Gobolka Mudug,